ITAAL MEDIA
ITAAL MEDIA
  • Видео 813
  • Просмотров 19 890 212

Видео

Documentary | Yaa Khaarajiyay Yaasir Carafaat? | Hoggaamiyihii Falastiiniyiinta
Просмотров 36 тыс.19 часов назад
Documentary | Yaa Khaarajiyay Yaasir Carafaat? | Hoggaamiyihii Falastiiniyiinta
Aas aaska Isbaheysigii Nabadda | Lixdii Bilood ee Maxaakiimta | Sannadkii 2006dii
Просмотров 75 тыс.День назад
Intii u dhaxeysay February illaa August 2006dii Soomaaliya waxay gashay Marxalad yaab badan, qof kasta oo Soomaali ahna uu marxaladdaas si' u arkay, Aas-aaskii Isbaheysigii Nabad kusoo celinta Muqdisho & Argagixio la dirirka, Dhammaadkii Hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho iyo Soo ifbaxii Maxaakiimta
Deegaanka Rafax | Xaalad laga Gilgisho
Просмотров 15 тыс.14 дней назад
Deegaanka Rafax | Xaalad laga Gilgisho
Habeenkii la dumiyay Baqdaad || Duullaankii Mareykanka ee Ciraaq
Просмотров 46 тыс.21 день назад
Habeenkii la dumiyay Baqdaad || Duullaankii Mareykanka ee Ciraaq
Khaarajin Mase Shil? | Falanqeyn | Dhimashadii Madaxweynihii Iiraan
Просмотров 24 тыс.21 день назад
Khaarajin Mase Shil? | Falanqeyn | Dhimashadii Madaxweynihii Iiraan
Caqiiddada Qof-Caabudka | North Korea | Waddan aan Masjid laga oggoleyn
Просмотров 23 тыс.21 день назад
Caqiiddada Qof-Caabudka | Waddan aan Masjid laga oggoleyn | North Korea
Waa Kuma Madaxweynihii IRAN ee Shilka ku geeriyooday? | Ebrahim Raisi
Просмотров 8 тыс.28 дней назад
Waa Kuma Madaxweynihii IRAN ee Shilka ku geeriyooday? | Ebrahim Raisi
Dagaalka Yukreyn iyo Ruushka | Badda Madoow oo Holceysa
Просмотров 17 тыс.Месяц назад
Dagaalka Yukreyn iyo Ruushka | Badda Madoow oo Holceysa
Wabiga Gacan-ku-sameyska ah ee Liibiya | Cajaa'ibta 8aad ee Caalamiga ah
Просмотров 31 тыс.Месяц назад
Wabiga Gacan-ku-sameyska ah ee Liibiya | Cajaa'ibta 8aad ee Caalamiga ah
Taariikh Muhim ah | Lamadegaanka Rubcul Khaali & Magaalada Cubaar ee Luntay
Просмотров 15 тыс.Месяц назад
Taariikh Muhim ah | Lamadegaanka Rubcul Khaali & Magaalada Cubaar ee Luntay
Full Story | Sooyaalka Colaadda Itoobiya | Xiisadda Geeska Afrika
Просмотров 38 тыс.Месяц назад
Full Story Sooyaalka Colaadda Itoobiya Xiisadda Geeska Afrika
Sacuudiga oo Diyaarad Dagaal Sameeysanaya | Horumar mase Khal-khal Amni?
Просмотров 11 тыс.Месяц назад
Sacuudiga oo Diyaarad Dagaal Sameeysanaya | Horumar mase Khal-khal Amni?
Documentary | Shidaalka & Dagaallada Adduunka | Soomaaliya Goormee Lasoo Bixi rabtaa Shidaalkeeda?
Просмотров 28 тыс.Месяц назад
Shidaalka & Dagaallada Adduunka Soomaaliya Goormee Lasoo Bixi rabtaa Shidaalkeeda?
Short Documentary | Maxaan ka Ognahay Awoodda Ciidanka ilaallada Kacaanka iiraan?!
Просмотров 13 тыс.Месяц назад
Maxaan ka ognahay Awoodda iyo Cududda Ciidamada ilaallada kacaanka ee iiraan?
Cunaqabateyn Hor Leh | Dowladaha Muslimka iyo Iiraan | Arrinta Bariga Dhexe?
Просмотров 15 тыс.2 месяца назад
Cunaqabateyn Hor Leh | Dowladaha Muslimka iyo Iiraan | Arrinta Bariga Dhexe?
Dowladda Urdun Maxaa Waalay?! | Bariga Dhexe | Dagaalka Iiraan & Israa'iil
Просмотров 17 тыс.2 месяца назад
Dowladda Urdun Maxaa Waalay?! | Bariga Dhexe | Dagaalka Iiraan & Israa'iil
Mawqifka Dowladaha waaweyn | Dagaalka Bariga dhexe | Iiraan iyo Israa'iil
Просмотров 34 тыс.2 месяца назад
Mawqifka Dowladaha waaweyn | Dagaalka Bariga dhexe | Iiraan iyo Israa'iil
Qisadii Asxaabul Xijr | Xaggee ku Noolaayeen? Nabigood Kumuu ahaa?
Просмотров 13 тыс.2 месяца назад
Qisadii Asxaabul Xijr | Xaggee ku Noolaayeen? Nabigood Kumuu ahaa?
Qisadii Asxaabul Axqaaf Dadkii xoogga iyo Hantida badnaa | Nabi Nuux kaddib
Просмотров 52 тыс.2 месяца назад
Qisadii Asxaabul Axqaaf Dadkii xoogga iyo Hantida badnaa | Nabi Nuux kaddib
Qisada Nabi Yasac Cs | Nabigii dhaxlay Nabi Ilyaas Cs isna uu dhaxlay Nabi Dal-kifli Cs
Просмотров 12 тыс.2 месяца назад
Qisada Nabi Yasac Cs | Nabigii dhaxlay Nabi Ilyaas Cs isna uu dhaxlay Nabi Dal-kifli Cs
Qisadii Dul kifli | Ma Nabi buu ahaa, mase Mu’min Saalix ah, Maxaa kala Qabsaday isaga iyo Sheydaan?
Просмотров 28 тыс.2 месяца назад
Qisadii Dul kifli | Ma Nabi buu ahaa, mase Mu’min Saalix ah, Maxaa kala Qabsaday isaga iyo Sheydaan?
Qisada QAARUUN | Ninkii ugu Hantida badnaa Caalamka
Просмотров 39 тыс.2 месяца назад
Qisada QAARUUN | Ninkii ugu Hantida badnaa Caalamka
Qisada Nabi Xazqiil Ibnu Buudiy iyo Dadkii dib loo nooleeyay
Просмотров 24 тыс.2 месяца назад
Qisada Nabi Xazqiil Ibnu Buudiy iyo Dadkii dib loo nooleeyay
Xaaladdii Muslimiinta Qarnigii 7aad ee Hijriya | Soo ifbixii Tataarka | Qeybta 2aad
Просмотров 15 тыс.2 месяца назад
Xaaladdii Muslimiinta Qarnigii 7aad ee Hijriya | Soo ifbixii Tataarka | Qeybta 2aad
Ruushka oo ku laabanaya Yemen | Gacanka Cadmeed maxaa ka socda?
Просмотров 16 тыс.3 месяца назад
Ruushka oo ku laabanaya Yemen | Gacanka Cadmeed maxaa ka socda?
Qisada Tataarka | Maxaa Sheekadooda ka dhigay mid fajaciso ah? | Qeybta 1aad
Просмотров 21 тыс.3 месяца назад
Qisada Tataarka | Maxaa Sheekadooda ka dhigay mid fajaciso ah? | Qeybta 1aad
Qisada Saxaabigii Bilaal Ibnu Rabaax | Mu'addinkii Islaamka
Просмотров 8 тыс.3 месяца назад
Qisada Saxaabigii Bilaal Ibnu Rabaax | Mu'addinkii Islaamka
Qisada Saxaabigii ugu Da'da yaraa || Laakiin Hal Arrin ayuu ka Qoomameeyay!
Просмотров 18 тыс.3 месяца назад
Qisada Saxaabigii ugu Da'da yaraa || Laakiin Hal Arrin ayuu ka Qoomameeyay!
Awoodda & Saameynta IRAN ee Gobolka Bariga Dhexe
Просмотров 15 тыс.3 месяца назад
Awoodda & Saameynta IRAN ee Gobolka Bariga Dhexe

Комментарии

  • @DALMARXasan-us3qo
    @DALMARXasan-us3qo 46 минут назад

    Waxaa ceeb nagu ah inaa 59 Sano hada ka lidano

  • @SHAFIYusuf-wy8px
    @SHAFIYusuf-wy8px 2 часа назад

    Markahore.waanidinsalaamayaa.kadib.waamaxayujeedooyinka.ukaleeyahay.mraykanku.dagaalkabarigadhexe.iyo.qaskaaduunyada.

  • @user-yh8wp2nj2x
    @user-yh8wp2nj2x 2 часа назад

    Haa inshaa Allah Ahmed Guray

  • @user-mk7eh3jp2j
    @user-mk7eh3jp2j 3 часа назад

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @yuniscabdirihman1211
    @yuniscabdirihman1211 3 часа назад

    Yunis 1

    • @yuniscabdirihman1211
      @yuniscabdirihman1211 3 часа назад

      Maraykan adiga iyo walaalka buu 2 shaar idin kale xirin si aad isku dagaashaan isagana dantiisa u fushado

    • @yuniscabdirihman1211
      @yuniscabdirihman1211 3 часа назад

      Mahadsanid walalkey muuqaalkaan quruxda badan ee waqtiga galisay helida xogahaas

  • @DALMARXasan-us3qo
    @DALMARXasan-us3qo 6 часов назад

    Weli good ey israa iil iyo falastin isku dhaga naayeen yaasir carafaad waxaa delay israa iil😢😢

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 6 часов назад

    Shiikh shariif inleen madaxa maxaakiimta ahaa😂😂

  • @sadiiqtawakal
    @sadiiqtawakal 12 часов назад

    Insha allah guusha mid lamida wey heli donan walalaheen rer falastiin iyo dhmn wadamada muslimiinta Ee duulinimada rer galbeedka kujira

  • @Abdiyare17
    @Abdiyare17 12 часов назад

    Afghanistan Soviet Union oo quweed weyn aheed cashir bay udhigeen

  • @mesuthussein1198
    @mesuthussein1198 14 часов назад

    Masha Allah wa brnamish ad ufica ❤

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 15 часов назад

    Nabi Mohamed scw wuu ka digay in la booqdo degaamada mad'in salix iyo xijir Maantana dadba raba inay dalxiis ku tagaan

  • @abdullahmohamedali8328
    @abdullahmohamedali8328 16 часов назад

    In badan mhdsnd waa documentary qiimo badan oo dib u celiyay xusuusteena.

  • @mohaamiin8097
    @mohaamiin8097 17 часов назад

    Usaame bin laadin waxaa la sheegaa in badweyn lagu aasinee Ee helicoptertii ee meydkiisa ku soo qaadeen inee bur burtay ka dib markii bam lagu tuuray sidaasne wixi helicoptarta saarnaa dhan meydkooda lagu waaye oo jasadkiisa allaha ka bad baadiyay inee ku faanaan Ka dib wixi sheegeen in aaseen si loo aamino warkooda

  • @S88mustaf
    @S88mustaf 18 часов назад

    Anaga soomali meel nagalahaystaa madax daacadana malihin😢

  • @ahmedabdirahman8444
    @ahmedabdirahman8444 19 часов назад

    Sawir gamcmeedka muuse biixi inaad soo qaadato, jees jees ayaa ku jira un-subscribe wuu kuu keeni karaa

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 19 часов назад

    Tnx sx0

  • @axmedcali7300
    @axmedcali7300 19 часов назад

    I.n falastiin iyo somali guushaasa ayaaan urajenayaa

  • @abdideria18
    @abdideria18 20 часов назад

    Vietnam strong people throughout the world

  • @user-vy6dz5sf2i
    @user-vy6dz5sf2i 20 часов назад

    😭🫀🤍🫂

  • @mohamudabdikadirali7926
    @mohamudabdikadirali7926 20 часов назад

    Geesi kastoo ay gaalada ama dabaqoodhida ushaqaysa ay disho waxaa noo badala halyey kii hore ka adag, Carafaad hadda waxaa badalay Sinwaar oo ah maanta halyeyga Muslimiinta.

  • @Lovely3DModel-qj8zy
    @Lovely3DModel-qj8zy 21 час назад

    Gabdhihiisi. Aa. Way

  • @abwaansugun
    @abwaansugun 21 час назад

    Somalida tabtaa ubaahan 19:10 walaw in diinta islaamku sal unoqoto ay fiicnaan lahayd

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 22 часа назад

    intay sheegaan intay qarinayaan baaka badan horaa loo yiri gar drooled maguileysto Somaliduna Waxay dhahdaa ninkii dhoof kuyimi baa geeridu dhibeysaa kudarsoo markii udanbeysayna waxay kusoo fashilmeen dagaalkii afghanis 🇦🇫 oo afka ciida loogu darey mareykan iyo daba dhilifyadiisiiba

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 23 часа назад

    Maydka maxay noo tusi waayeen

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 23 часа назад

    Usaame ma dhiman

  • @idrissmarwa2517
    @idrissmarwa2517 23 часа назад

    walaalo taan waxay lamid tahaay dagaalka felistiim iyo Israel , waxaan rageenayaa iiney gooleysan doonaan felistiim siide Vietnam 🇻🇳

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 День назад

    Habtabintaada Qiimaha badan ayaan wx loo dhigaaba jirin wlhi 🥰💯

  • @Awaale
    @Awaale День назад

    Halaagaas kala dhacaas koonfurta somalia ka dhacay kaliya waxa ka bad baadey gobolada S/land iyo Puntland, sirta ka danbeysana waxa weeye in iyagu maamul inta aysamaysten si dhab ah iskugu garab taagen, illaah koonfurta iyo bartama somalia qaybtod waxa ah ku jiran ka saar oo dowlad wanagsan u dhali

  • @user-lh1kf2ov9c
    @user-lh1kf2ov9c День назад

    Wxa halkaas iga baxay SHEIKH SHARIF iyo ABDULLAHI YUSSUF iney ahaayen dad utanazulay dowladnimada haatan taagan sababto ah Haduu ABDULLAHI YUSSUF xilka isku dhajin lahaa iyo Hadu SHEIKH SHARIF diidhi lahaa dowladnimadha iyo wadha hadhalka dowlada Burburka halkas ayu kabilaaban lahaa wxa logudbi lahaa waji cusub oo ah HOGAMIYE KOOXEDYO IYO HOGAMIYE DIINEDYO marka ALHAMDULLILAH 2024 qabiil waa lagagudbaaya wxyna uekthy in loogudby haatan Qof iyo Cod inshaallah Allaha qulubteena midheeyo🇸🇴❤️✊

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 День назад

    Aways aar away kulankii shariif sakiin uu maxkamadaha la,yeeshay oo afgooye ka dhacayay asigoo gudoomiyaha barlamanka dowladii ku meel gaar ahaa

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 День назад

    iskujaba

  • @siciidmaxamedaxmedbiixi6452
    @siciidmaxamedaxmedbiixi6452 День назад

    Ninkii dhoof ku yimidbey geeridub dhibaysa.

  • @maxamedfigtoori8123
    @maxamedfigtoori8123 День назад

    Nimankaas Vietnam si fiican ayay u garaaceen Maraykankii duullaanka ku soo qaadday ee weliba wax is biddaayay, ku darsoo Dhimashadda Ciiddammada Maraykanku meelaha qaar waxa lagu sheegaa inay tiraddaas ka badnayd. siddeedaba gobonimada baryo iyo Hadiyad toonna la isuma siiyo ee waa la dhacsaddaa, reer Falastiin ayaa hadda dariiqaas haya IIIaahay ha garab gallee maalin aan dheerayn Yuhuudda oo qaxaysa ayaynu arki doonnaa haddii Alle yidhaahdo. Itaal Media Barnaamijyadiinu waa heer-sarre ee halkaas ka wada oo sii laban-laabba Saaxiibayaal. Aad baad u mahadsan tihiin bahda ItAAL MEDIA💯👍🙏❤

  • @Lovely3DModel-qj8zy
    @Lovely3DModel-qj8zy День назад

    Aboo nabi. Ushac❤

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 День назад

    Film ka magacii

  • @user-xi3eh3ww8u
    @user-xi3eh3ww8u День назад

    "Hadaad amaan rabto dhimo" ban maqli jirey haah Geesi wuu ahaa lkn haduu noolan lahaa waa Argagixiso baa la odhan lahaa 😢

  • @user-vi5yb8wk9c
    @user-vi5yb8wk9c День назад

    Marka lagu mahmahayo Dagalki fitnam iyo Marekanka. Lagushego jabkisa wakas Vietnam 🇻🇳 xita ine adaktahay ey kasi adaktahay Marekan waxaba icadesay commenting American sax maho ? Vietnam 🇻🇳 macal calankeda soraco marekan maya

  • @DaudAbdiAli-pd7ir
    @DaudAbdiAli-pd7ir День назад

    Wallaahi waa cajiib

  • @MohamedAB-do5yi
    @MohamedAB-do5yi День назад

    Filimku magacii

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 День назад

    wllhu hore uma arag meel lagaga hadlayo qisadiisa

  • @S88mustaf
    @S88mustaf День назад

    Waxbadan isaga egnahay madax hadal macaan dadka kusira lkn aan waxba qaban iyo sicir bararka

  • @dalfactv9356
    @dalfactv9356 День назад

    Aad aab ugu helay warbixintaan ❤❤ waxn codsanaa in warbixin ka diyaariso MDX iiraan miyaa ladilay

  • @user-zq5wf1gd2n
    @user-zq5wf1gd2n День назад

    Ilahy ha unaxaristo geesi buu ahaa

  • @CabdiraxmaanShariif-xu6dk
    @CabdiraxmaanShariif-xu6dk День назад

    Runtii waxay na tuseen Vietnam 🇻🇳 miyiintu shisheeyaha inuu iska dhicis oo kaliya wax ku leeyahay🇻🇳🇻🇳🇻🇳💪💪💪💯

  • @SubimahamedSubimahamed
    @SubimahamedSubimahamed День назад

    Masha Allah

  • @user-lj3rv5dt8s
    @user-lj3rv5dt8s День назад

    Wax walba islaamka ku dhacey waxaa ka dambeeya Diracyo weynta carbeed

  • @shakibabdi6330
    @shakibabdi6330 День назад

    Somaliya wa inay sidan camal samayso laso afjaro goni ugasatada oqooyi joga xoog lagu muquunsho wa sida an qabo anigub insha allah wan dhici donta

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 3 часа назад

      Shakibabdi. Soo soco naaqusow aan futada bud kaa geliyee!

    • @shakibabdi6330
      @shakibabdi6330 2 часа назад

      @@khadarmohamed2676 khatuumo kaliya aya kugu filan walahi inan cidanka qaranka kgu khasarin

  • @geesiweyn5873
    @geesiweyn5873 День назад

    Thankz for sharing this vedio am from baiodao❤

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 День назад

    wadaadkaasi si Allah ayuu u geeriyooday

  • @suhaybkhadar4129
    @suhaybkhadar4129 День назад

    Codka yara dalac zhp

    • @aweyshaji
      @aweyshaji День назад

      Mobilka valum-ka xoogaa dheeree